Dowlad sabool ah oo iska diiday Malaayiin dollar oo loogu deeqay

Dowladda Brazil ayaa iska diiday yabooh dhaqaale oo wadamada la isku yiraahdo kooxda G7 doonayeen inay wax kaga qabtaan keynta holcaysa ee Amazon. Madaxwaynaha dalka Faransiika Emmanuel Macron oo marti galiyay shirka G7 oo Isniintii soo idlaaday ayaa ku dhawaaqay lacag gaaraysa $22 Milyan oo dollar. Masuuliyiinta Brazil ma cadeynin sababta ay ku diidan yihiin … Continue reading Dowlad sabool ah oo iska diiday Malaayiin dollar oo loogu deeqay